DEG DEG: Fanaanad caan ka ah Soomaaliya oo ku geeriyootay Isbitaalka Hargeysa

Waxaa la soo sheegay goor djow geerida fanaanadii caanla aheyd Khadra Dahir Cige. Ilaahay ha u naxariistee, waxaa ay ilaa 10 maalmood ku jirtay Isbitaal ku yaala magaalada Hargeisa Marxuumad Khadra Dahir Cige waxay fanka Somalida ku soo biirtay 1974-kii, waxaanay muddo dheer ka mid ahayd fanaaniinta Somalida ee loogu jecel yahay. Khadra Daahir Ilaahay … Continue reading DEG DEG: Fanaanad caan ka ah Soomaaliya oo ku geeriyootay Isbitaalka Hargeysa